Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada magaalada Jigjiga 

Waxaa saakay wax xoogaa degan xaalada magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana magaaladaasi la geeyay ciidamo badan oo booliis ah oo amaanka xaqiijinaya. Wadooyinka waa weyn ee magaalada Jigjiga ayaa saakay lagu arkayaa ciidamo booliis ah gaar ahaan kuwa rabshadaha ka hortaga, waxa ayna ciidamadan isku dayayaan in ay ka hortagaan in … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada magaalada Jigjiga